Wararkii ugu dambeeyey Dagaal ka qarxay duleedka Magaalada Gaalkacyo

Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socda degaano ka tirsan duleedka Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maleeshiyaadka uu dagaalka ka dhexeeyo ayaa waxay ka soo kala jeedaan Puntland iyo Galmudug, waxaana la soo werinayaa inuu khasaaro ka dhashay dagaalkaasi. Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Af-barwaaaqo, waxayna wararku sheegayaan inay qeyb … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey Dagaal ka qarxay duleedka Magaalada Gaalkacyo